Waxaan Kusoo Bandhigaa Boggaan Wixii Aan Doonayo Inaan La Wadaago Asxaabteeyda Facebook ga iyo Dhamaan inta Aan Hawada Saaxiibka ku nahay
Thursday, April 14, 2016
Beri Samaadkii
Maanta oo Kale Waxaa Jiri Jiray Ciidan Xoog Leh oo U dabaal dego Sanad guuradiisa Ciidankaas Waxaa la oran jiray#Ciidanka_Xoogga_Dalka_Soomaaliyeed waa geesiyaashii cadawgeenu ka baqi jiray waa ciidankii cadawga cagta la dulmaray sanadihii 1964kii iyo 1977kii Waa ciidankii loo baxshay Shabeelka Afrika Waa Cududdii Aanu Ku Faani Jirnay Waa Karaamadii Jamhuuriyaddii Soomaaliya ee Burburtay Anigoo Ka Faa'iideysanaayo munaasabadaan maanta oo kale loodabaal degi jiray ama loo dabaal dego waxaan dhalinyarada soomaaliyeed si gaar ah ugu soo jeedinayaa walaalayaal dhulkaan maleh oday 60 jir ah ama kaweyn waxa dhulkaan iska leh waa dhalinyaro waxa uu dhiigoodu usoo daatay waa dhalinyaro waxa uu iminka sugaayo waa dhalinyaro ninkastaa oo dhalinyaro soomaali ah ee qoraalkeyga aqriyaa waxaan ka codsanayaa inuu iska xilsaaro wax uqabadka dhulkiisa iyo sidii uu dhiigiisa ugu huri lahaa macno keeni mayso hadaan afka ka hadalnoo ee aanan wax ficil ah aanan kudarin walaalayaal ilaah baan idin ku dhaarshaye kaca oo dadkadiinta iyo dalkabahaloo istaago gaalada iyo argagixisada halaga kiciyo dhulka guumeysiga halala dagaalo mahadsanidiin
Afkaar iyo Hadba Wixii aan u arko ineey mudanyihiin in wax laga qoro
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment